Kalasoo qeybgal Duqa Magaalada Jacob Frey, Madaxwaynada Xubin Golaha Lisa Bener, iyo xubnada golaha ka tirsan gudiga amniga dadwaynaha, shirka ku saabsan disataanka amniga bulshada Minneapolis.
Kuli Kusoo Dhawaada!
Arbaco, 28kii Maarso, 5-7 pm
Minneapolis Public Schools' Davis Center
1250 W Broadway Ave
facebook.com/events/1691762167550951/
Talaado, 10Kii Abril, 5-7 pm
Sabathani Community Center
310 E 38th Street
facebook.com/events/159415211436870/
Waxaan diyaar idin lanahay: Xanaanada Ciyaalka, Turjibaan, iyo cabitaan.
Su'aalo? Soo wac 612-673-2244 ama u soo dir email councilcomment@minneapolismn.gov
Do you like this post?
Be the first to comment
Sign in with
Facebook Twitter